Shimbiro sababay iney dhacdo dayuurad siday rakaab ka badan 230 qof (Sawirro)

Dayuurad rakaab siday ayaa si deg deg ah uga degtay meel u dhaw magaalada Moscow ka dib markii ay shimbiro ku dhacday. Diyaaradda waxa saarnaa 233 qof oo rakaab ah. Shimbiraha ayaa galay matoorka, waxayna gaarsiiyeen waxyeelo. Ugu yaraan 23 qof ayaa dhacdadan ku dhaawacmay, sida ay saraakiisha caafimaadku sheegeen. Dayuuradan oo nooceeda yahay Airbus … Continue reading Shimbiro sababay iney dhacdo dayuurad siday rakaab ka badan 230 qof (Sawirro)